Muuse Biixi oo si aan Caadi aheyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Berbera (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo saaka ka amba baxay  Hargeysa, ayaa si ballaadhan oo aan kala hadh-ahayn loogu soo dhaweeyey magaalada Berbera iyo guud ahaanba deegaannada dhinaca galbeed kaga teedsan.   Madaxweynaha iyo weftigiisa, ayaa waxa deegaanka Cumar ku-joog ku qaabilay madaxda gobolka Saaxil iyo degmada Berbera, waxana intaas … Continue reading Muuse Biixi oo si aan Caadi aheyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Berbera (Sawirro)